Waxaan xaflad sagootin ah oo si heer saraa lo soo agaasimay ugu qabanay magaalada Garowe “MR Andres Thomas” oo ah wakiilkii hore ee Sanduuqa Hay,ada Qaramada Midoobay UNFPA Somalia (Country director). Waxaan uga mahad celinay hogaamintiisi wanaagsanayd iyo taageeradii uu u fidiyey adeegga dhalinyarada iyo caafimaadka dalk. Sagootintan waxaa wada qabtay “TAAKULO, TIDES, Puntland Y-Peer & ASAL.”